Kulan looga hadlayay talaalka Cudurada faafa oo lagu qabtay Boosaaso.

0
18

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland oo kaashaneeysa Hey’adda Caafimaadka adduunka ee WHO ayaa magaalada Boosaaso ku qabatay Kulan looga hadalayay sidii looga hortagi lahaa Islmarkaana bulshada looha wacyigelin lahaa Cudurada faafa sida Shuban Biyoodka , Oofwareenka iyo Dabeysha.

Kulankaan waxaa ka qeybgalay Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka ee Gobalka Bari, Xubno ka socday Hey’adda Caafimaadka Adduunka WHO iyo Dhaqaatiir.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa