Dhallinyaro isxilqaamay oo ceel biyood ugu deeqay qoysas ku nool Degmada Garasbaaley.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli dadka Barakacayaasha ee ku nool Degmada Garasbaaley ee Gobolka Banaadir ay wajahayaan xaaldo biyo la’aaneed ayaa waxaa halkaasi maanta laga daahfuray ceel biyood si loo garab istaago dadkaasi dhibaataysan.

Barnaamijkan ayaa waxaa hirgaliyay ururka samafalka ee walal oo ah urur ka shaqeeya hormarinta bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya