Ganacsatada Jowhar oo loogu Baaqay in ay joojiyan ka ganacsiga daawooyinka daroogada.

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinayarada ku nool Magaalada Jowhar ayaa Baaq udiray guud ahaan ganacsatada ku nool Magaalada taas oo ah in ganacsatada ay joojiyan ka ganacsiga daawooyinka darooga.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa