WARARKA Wadada Degmada Deyniile oo isku xirta Shabeelaha Hoose iyo G/Banaadir oo la dhagax dhigay. By admin - May 4, 2025 0 19 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin dowlada katirsan ayaa ka qeyb galay dhagax dhiga wadada Degmada Deyniile oo isku xirta Shabeelaha hoose iyo G/Banaadir. Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/05/warka-khadar-.-Masuuliyiin-dowlada-katirsan-oo-ka-qeyb-galay-dhagax-dhiga-wadada-Degmada-Deyniile-oo-isku-xirta-Shabeelaha-hoose-iyo.mp3