Barakacayaal ku nool Jowhar oo codsaday in laga taageero waxbarashada Carruurtooda.

0
10

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Balguri waxaa uu ka mid yahay kaamamka Barakac ee ku yaala xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar, Carruurta ku nool kaamkaas ayaa ah kuwa aan heysan gooba ay wax ku bartaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya