Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Horumarinta Duulista Hawada iyo Garoomada Diyaaradaha maamulka Soomaliland ayaa magaalada Ceerigaabo ku qabatay Tababar kusaabsan Horumarinta Amniga iyo Badqabka Duulista Hawada.
Tababarka ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Duulista Hawada Soomaliland,Xubno ka socday Garoomada Diyaaradaha Ceerigaabo iyo qaar kamid ah shaqaalaha ka howlgala Garoomada Diyaaradaha ee Duulista Hawada.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa