Hooyooyiin ku nool Dhoobley oo noloshooda ka maareeyo ganacsiyo kala duwan.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyooyiin Soomaaliyeed ayaa waxaa ay Ganacsiga ku biireen iyagoo aanan aqoon fiican u lahyen habka maareynta waxyna intooda badan inay ganacsiyo yaryar bilaabaan ku kalifay burburkii iyo xaaladihii adkaa ee uu dalka soo maray.

Qaar kamid ah Haweenka danyarta ah ee ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay sida noloshooda uga maareeyaan ganacsiyo ay sameysteen.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa