Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdulahi Maxamed (Farawayne) ayaa ganacsada ugu baaqay inay ka qayb qataan dhimaha xaafada cusub ee wadajir taas oo laga hirgalinayo duleedka Kismaayo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa