Wasiirka Caafimaadka Jubbaland oo Ku Baaqay In La Dardargeliyo Talaalka Carruurta.

0
9

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Dowlad Goboleedka Jubbaland, Ismaaciil Axmad Garas ayaa si qoto dheer uga hadlay muhiimadda uu talaalku u leeyahay badbaadada iyo caafimaadka ubadka, isaga oo Bulshada  ku dhiirrigeliyay in ay si buuxda uga qeyb qaataan barnaamijyada talaalka carruurta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa