Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xananada xoolaha Jubbaland ayaa daah-furay guryo loogu talay in lagu keydiyo calafka xoolaha.
Agaasimaha ayaa sheegay in guryahan ay faa’iido balaadhan u leeyihiin Bulshada Xoola dhaqatada ah ee Soomaaliyeed.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya