Warbixin:-Ganacsigu kaalin noocee ah ayuu kaga jiraa Dhaqaalaha Degmada Dhoobley.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku dhaqan Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa inta badan waxaa ay ku tiirsanyihiin Isku socodka Dadka ee Dalkeena iyo Dalalka Dariska ah maadaamo ay Magaaladu tahay Magaalo xuduudeed kala qeybisa Soomaaliya iyo Kenya waxaa ay sido kale ay Magaaldu ku tiirsantahay Ganacsiga oo ah isha kowaad ee Dhaqaalaha Degmada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya