Dhalinyaro si isku tashi ah ku bilaabay dhismaha buundada Deegaanka Lafoole ee duleedka Baladweyne

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyarada, Odayaasha iyo Maamulka Tuulada Lafoolle oo kamid ah tuulooyinka hoos taga Magaalada Baladweyne ayaa si isku tashi ah ku bilaabay dhismaha Buundada Xabiiba Aaden oo muhiim u ah bulshada tuuladaasi.

Buundadan ayaa waxaa burburiyay fatahaadii Wabiga Shabeelle waana wadada ugu muhiimsan ee ay isticmalaan bulshada xaafadaasi marka biyuhu ay go’doomiyaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa