Urur ka howlgala Jowhar oo wadda qorshe lagu caawinayo dadka danyarta.

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Axmed Maxamuud Caraale Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada Jowhar Ee Marka La soo Gaabiyo Loo yaqano JOYO oo wareysi siiyey Warbaahinta ayaa tilmaamay in urur bulsheedkooda uu wado qaban qaabada waciyigalin balaaran oo ku aadan samafalka iyo taagerida danyarta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahineya