Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Maagalo dhacda xadka kala qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mudooyinkii danbe waxaa ku soo badanayay ganacsiga noocyadiisa kala duwan.
Qaar kamid ah dumarka ganacsatada ah ee Degmada Dhoobley doorka ayaa kawarbixiyay kaalinta ay haweenka ka qaataan horumarinta Ganacsiga Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa