Ganacsatada Jubbaland oo loogu baaqay in ay beeraha Maalgashadaan.

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada somaliyeed ayaaa ah bulsho ay inta badan nolashoodu ku tiirsantahay dhaqashada xoolaha nool iyo tacbashada beeraha taa oo il dhaqaalo oo muhiima u ah dalka.

Xasan Nuur Budul oo kamid ah Beeraleyda Deegaanka Buulo-guduud ee Gobolka Jubada Hoose ayaa Ganacsatada ree Jubaland ugu baaqay in ay beeraha Maalgashadaan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya