Tababar ku saabsan caafimaadka Maskaxda oo Laascaanood looga furay dhallinyaro kala duwan

0
22

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda HAP iyo dalada Dhalinyarada SSC khaatumo ayaa si wadajir ah u daah-furay tababar muhiim ah oo la siinayo 70 dhalinyaro kuwaasi oo ka kala socday ururada hoos yimaada dalada.

Tabarkan ayaa ahaa mid diirada lagu saarayay fahamka dhaawacyada maskaxda soo gaaro iyo sida loola tacaalo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya