Sare u kac ku yimid Qiimaha Qudaarta Dhoobley oo sameyn ku yeeshay Dadka Danta-yar.

0
57
SAMSUNG CAMERA PICTURES

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Marka la gaadho Xili roobaadka waxaa Sare ukaca Badeecadaha kala duwan ee Degmada Dhoobley si gaar ah kuwa sida maalin laha ah oo ay kamid tahay Khudaarta.

Suuqyada Khudaarta Ee Magaalada Dhoobley ayaa xiligan laga dareemayaa Qiimo korar ku yimid Sicirka Khudaarta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa