kulan looga hadlayay Horumarinta Waxbarashadda oo lagu qabtay Deegaanka Dhoobbe ee gobolka Hiiraan.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Waxbarashada gobolka Hiiraan Cabdifataax Dhaqane Cumar ayaa kulan la qaatay waxgaradka iyo qaar ka mid ah bulshada Deegaanka Dhoobbe oo ka mid ah Deegaanada Hoos taga Magaalada Baladweyne iyadoona kulan diirada lagu saaray sidii loo balaarin lahaa iskuulka Deegaanka iyo horumarinta adeegyada Waxbarashadda.

Dadka ku nool Deegaanka ayaa horey si isku tashi ah ku dhistay laba qol oo Carruurta Deegaanka Dhoobbe ay wax ku bartan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa