Magaalada Baydhabo oo laga daahfuray shir looga hadlayo horumarinta adeegga Biyaha.

0
22

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan oo socon doona muda 5 maalmood ah ayaaa waxaa looga arinsan doonaa tayeynta adeegyada biyaha si loo yareeyo biya yarida ku soo noq noqota Deeggaanada KGS, Waxaana shirkan daahfurtay Wasaaradda Tamarta iyo biyayah KGS

Ugu horeyn waxaa Munaasabada ka hadlay Agaasiamaha guud ee Wasaaradda Tamarta iyo biyaha kgs iyo mid kamid ah Masuuliyiinta ka socday hay’adaha ka shaqeeya arimaha biyaha iyagoona faah-faahin ka bixiyay ujeedada Shirka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya