Gabdhaha Macalimiinta ah ee Dhoobley oo kawarbixiyay door kooda Horumarinta Waxbarashada.

0
10

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gabdhaha ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa bilaabay intooda badan in ay bartaan Farsamada gacanta iyagoona Raba inay Ku shaqaystaan Xirfadaha ay baranayaan si ay ugu maareeyaan nolosha Qooysaskooda.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa