Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqayada lagu iibiyo Daawooyiinka Beeraha ee magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa hoos u dhac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo.
Daawooyiinka hoos u dhaca ku yimid ayaa waxaa kamid ah Cagaarisada , Cows dilaha, iyo kobcisada waxaa sababay iibsigoodii oo yaraaday maadaama Beeraleeyda iibsan jirtay aysan tacbin beeraha saddexdii bilood uu dambaysay taasi oo keentay dib u dhaca ku yimid roobka.
Maxamed Cali Samow.fah-faahinaya