Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool kaamka Wiiro-Wiiro oo ku yaala xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne ayaa la soo darastay xaalad nolol xumo oo ay uguy horeeyso Hooy,la-aan.
Barakacayaashaan ayaa ku nool guryo ka sameysan Baco iyo Geedo la-isku geey-geeyay kuwaasi oo aanan celi Karin dhibicda roobka iyo kuleeylka cad-ceedda
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa