Odayaasha Dhaqanka Jubbaland oo Lagu Booriyay Ka-Qaybgalka Dhismaha Golayaasha Deegaanka

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmooyinka dowlad goboledka Jubbaland ayaa lagu wadaa in dhawaan la bilaabo dhimaha golayaasha deegaanka Marka laga reebo degmada Af-Madow taas oo horay looga dhisay gole deegaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya