Xuska Todobaadka Talaalka Aduunka oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadda Xuska Todobaadka Talaalka Aduunka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka KGS islamarkaana ay ka qeyb galeyn Maamulka Gobalka Baay Wakiilo kala socday Hay’adaha WHO iyo UNICEF Dhaqaatiirta iyo Marti Sharaf kale ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

Ugu horeyn waxaa Munaasabadda ka hadlay Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka KG oo Sharaxaad ka bixiyay Muhiimada ay Maalintan u leedahay Bulshooyinka ku nool Aduunka oo idil.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya