Roob dabeylo wata oo sameyn ku yeeshay Barakacayasha ku nool Magaalada Baydhabo

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka da’ay Robab dabeylo iyo dufaano watey kuwasoo dhibaatoyin daran u gestey dadka  baahiyaha gaarka ah qabo Ee ku nool xaryaha Barakacyaasha Magaladaasi.

Dadkan ayaa dagan guriyo ka sameysan baco iyo marooyin la isku geeyay kaasona celin karin dhibicda roobka iyo qoraxda malintii.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa