Hay’adda Barakacayaasha Jubbaland oo door weyn ka qaadaneysa ilaalinta Deeqaha gar gaarka ah

0
90

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa wada dadaalo lagu horumarinayo Istiraajiyada Qaran ee shanta sano ee soo socota lagu dhaqayo Barakacayaasha iyo Qoxootiga ku nool Deegnada Jubbaland.

Guddoomiyaha Hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Mudane Cali Aadan Cali ayaa Sida ay ooga go’antahay in ay ilaaliyaan Deeqaha loogu tala galay Dadka Nugul iyo Barakacayaasha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya