Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay siyaabo kale duwan uga hadashay in ay wax ka qabaneyso caafimaadka maxabiisata iyadoona ay soo dhaweesay in ay wax kala qabtaan ururka dhaqatiirta Jubbaland, dar dargalinta howlaha caafimaadka ee maxabiisata xabsiga dhex ee Degmada Kismaayo.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya