Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib burburkii dowladdii dhexe ee dalka, dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa wajahayey caqabado badan oo la xiriira helidda waxbarasho tayo leh iyo fursado shaqo.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar ayaa bilaabay in ay isku wadaan shaqada iyo waxbarashada si ay u gaaraan madax-bannaani dhaqaale iyo horumar nololeed.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya