Wadooyin Cusub Oo laga hirgelinayo Magaalada Baraawe

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Baraawe ayaa bilaabay qorshe lagu furaayo wadooyin cusub oo ay yeelato magaalada baraawe si loo helo baraawe cusub waxaana howshaaan fulinaya maamulka Degmada oo shacabka kaashanaya.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa