Haweenka Deegaanada Gosha oo ka qeyb qaadanaya tacbashada Beeraha.

0
131

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxay door weyn oo muhiim ah ka ciyaaraan wax soo saarka beeraha Dalka iyaga oo sare uqaadaya Wax soo sarka dalka hadii ay helaana tageero dhinacyo kala duwan ah ka gaari kara beeraha hormar balaaran.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya