Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tan iyo marki la-as asay Jubbaland waxaa isbedel balaran uu ku yimid Waxbarashada Ardeyda Deeganada Jubbaland iyado u Sara ukac ku yimid tirada Ardeyda aada dugsiyada Waxbarashada.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo taclinta Sara ee Jubbaland Axmad faarax Cali Aweys oo ka hadlay isbedelka dhanka horumarka ee Waxbarashada Jubbaland iyo gulaha laga garay tirada ardeyda Aaday dugsiyada Waxbarashada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa