Degmada Dhoobley oo lagu qabtay Tababar la xidhiidha Wadahalka Nabdoon.

0
142

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha dastuurka Dowlada Jubbaland ayaa Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubadda Hoose ka daahfuray tababar laxariira Wadahadalka Nabdoon.

Tababarka ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Degmada, Odayaasha Dhaqanka, iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawarmaya