Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hobyo waxaa gaaray ganacsato reer Galmudug ah oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibaddiisa, iyaga oo u kuur galaya fursadaha mashruuca dekedda Hobyo oo dhismihiisu dhowaan bilaabanayo.
Mas’uuliyiinta Degmada iyo bulshada ayaa si diirran usoo dhaweeyay, iyadoo la filayo in shirar lagu dardar-gelinayo maalgashiga iyo horumarinta Hobyo la qabto maalmaha soo socda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa