Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Maamulka Galmudug ayaa waxaa ay wajahaysaa saamayn xoogan oo ka dhalatay roobka maalmihii la soodhaafay ka da’ay kaasoo saameeyay isku socodka bulshada iyo gaadiidka Magaalada Dhuusamareeb.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa