Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleeyda Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay u diyaargaroowga tacabka Beeraha maadamaa ay uu bilowday roobka Gu’ga.
Beeralaydaan ayaa bilaabay in qashinka, Geedaha garan waaga ay ka guraan Beeraha islamarkaana tacabkooda uu tiirsan yahay dhibicda roobka iyada oo la filayo roobka Gu’ga.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa