Haween Barakacayaal oo ku nool Baladweyne ah oo sameysatay fursado ganacsi.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Haweenkan oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa ku ganacsada kaamamka Barakacayaasha ee ku yaala Magaalada Baladweyne iyagoo iibiya Subagga,Qudaarta,iyo adeegyo kale.

Ganansiyadan Haweenkan ay sameeysteen ayay lacagaha ka helaan waxaa ay ku dabaraan nolosha qoysaskooda.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa