Olole lagu furayo meelaha biyo mareenada ah oo laga bilaabay Baraawe.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka degmada Baraawe oo kaashanaya shacabka degmada ayaa bilaabay furista meelaha biya mareenada.

Dhoowr xaafadood oo kamid ah xaafadaha degmada Baraawe ayaa laga sameeyay ololahan iyadoo wadooyinka laga sameeyay xili roobaadka dhibaato lagu qabay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa