Kulan looga hadlayay Dhismaha Goloyaasha Deegaanka Jubbaland oo lagu soo gaba gabeeyay Kismaayo.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo dibu Heshiisiinta Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo kusoo xirtay, Wajigiga koowaad Kulanka Wada-tashiga iyo Wacyigelinta Bulshada ee ku saabsan Geeddi-socodka Dhismaha Golaha Deegaanka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland.

kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Odayaasha dhaqanka, Haween iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Agaasimaha Dowladaha Hoose ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland Maxamed Cadow Axmed ayaa Warbaahinta uga warbixiyay waxyaabaha kulanka looga hadlayay Mudadii uu socday.

Xasan Maxamed Cabdullaahi. ayaa ka warramaya