Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo ka hadlay Caqabadaha ay kala kulmaan dhismaha Wadooyinka

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Gudoomiyaha degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne ayaa Kahadlay Caqabadaha lagala kulmay bulshada xiliga dhismaha jidadka ay socdaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan inoo eegaya.