Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Waxaa lagu guda jiraa xiliga guga, waxaana cabisi weyn soo wajahday dadka beeraleyda ee kunool tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimada maamulka gobaleedka Hirshabeelle.
Xassan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah-faahinaya