Shir loogu diyaar garoobayo shir weynaha Qaran ee maalgashiga beeraha oo lagu qabtay Muqdisho

0
58

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka daah furay shir loogu diyaar garoobayo shir weynaha Qaran ee maalgashiga beeraha iyo Cunada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya