Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jira gudi u xilsan in ay ka shaqeeyaan xalinta khilaafadka arimaha bulshada iyo ka shaqeeynta Nabada oo ay door muhiim ay ka qataan.
Faadumo Aaden Katle Waa gudomiyaha ururka Haweenka Gobolka Jubbada Hoose waxay kawarbixisay sida ay muhiim ugu tahay bulshada ka shaqeeynta Arimaha bulshada.
Guddomiye ku-xigeenka Xafadda Midnimo Deeq Aadan Cali ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in laga shaqeeya xalinta khilaafadka arimaha Bulshada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa