Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurada Faafa waa cuduro halis ah waa habab kala duwan la isku qaadsiiyo kuna faafa u gudbinta qofba qofka kale, inta badan Dhaqaatiirta ayaa ka diga halista cudurada faafa si bulshada uga taxadaraan.
Qaar kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay Kaalintooda kaga aadan Yareynta khatarta Cudurada Faafa.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegeya