Abaar baahsan oo ka jirta Deegannada hoos taga Degmada lughaayo.

0
77

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xalaad abareed oo saameeyn ku yeelatay nolosha dadka iyo duunyada ayaa ka jirto Degmada lughaya ee maamulka Somaliland Degaanada hoos yimaado.

Qoysaska ku nool Degmada lughaya iyo Degaanada hoos taga ayaa wajahaaayo xalad biyo la’aan ah kadib markii ay gureen ilihii aay biyaha ka heli jireen halka daaqsinka xoolahana oo yaraaday.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa