Daraawalada Boosaaso oo loogu baaqey ilaalinta Nidaamka wado marista.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlada Hoose ee Magaalada Bosaaso ayaa soo gabagabaysay qorshe Wadooyinka Magaalada,isgoysyada iyo Aargooyinka loogu xirayey Ishaarooyin iyo Calaamadaha jidadka si looga hor tago khatar ka dhalata Marista Wadooyinka.

Ishaarooyinka ayaa wax badan ka tari doona Gaadiidleyda kala duwan ee isticmaasha Wadooyinka Boosaaso si aysan ugu dhicin Shil Naftooda iyo Nafafka kale dhibaata ka soo gaarin islamarkaana Gaadiidleyda noqdaan kuwa ilaaliya Sharciga iyo Nidaamka loo sameeyey Wada marista.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya