Adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay isbitaalka kaafi Degmada Dhoobley.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Isbitaalka Kaafi Hospital oo ka mid ah goobaha caafimaad ee ku yaala Degmada Dhoobley ayaa ah Isbitaal qalabaysan oo ay ka howl galaan dhaqaatiir takhasus kala duwan leh.

Isbitaalka kaafi ayaa dhawaan soo kordbiyay agabka qaliimada taas oo ah mid baahi weyn loo qabay marka loo eego adeegyada Caafimaad ee Isbitaalku bulshada u hayo.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay