Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool kaamka Harqaboobe oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Magaalada Baladweyne ayaa xiligaan waxaa soo food saartay Biyo la’aan baahsan maadama Tubooyiinka ay ka heli jireen Biyaha ay ka go’een.
Barakacyaashan ayaa waxa ay isugu jiraan Haween, Caruur iyo Odayaal aana awoodin In ay iibsadaan Biyaha Sifeeysan maadaama ay u badan yihiin danayar iyo xoogsato.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa