Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay Maalmo kooban ka harsantahay Maalmaha Ciidul Fidriga ayaa waxaa Magaalada Baydhabo laga dareemayaa Mashquul badan oo dadku ugu diyaar garoobayaan Munaasabada Ciida Goobaha Mashquulka ugu badan laga dareemayo ayaa waxaa kamid ah Carwooyinka Foornooyinka Buskudka lagu dubo iyo Suuqyada Magaalada kuwaas dadka si yaaba kala duwan ugu dukaameysanaya
Marka aad dhax socotidBaratamaha Magaalada waxaa ishaadu qabaneysaa dad si raxan raxan u socda kuwa kuwa kali kale u socda haba ugu badnaatee Xiliga Habeenkii si ay u soo Dukaameystaan ayaga iyo Carruurtooda Maalmaha Ciida oo ah Maalin umada Muslimka ah ku weyn.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa