Talaalka xoolaha oo laga sameyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Samafalka Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud Mohamuud Ciise Geladi ayaa kormeer ugu tagay howlwadeeno ka tirsan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug, oo tallaal ka wada Deegaano hoos taga Degmada Ceelbuur.

Talaalkan ayaa laga sameyay Deegaanka tuula ooman oo ka mid ah Deegaanadaas.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa