Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arimaha gudaha fedraalka iyo dib uheshisiinta Dowladda Jubbaland, ayaa tababar u qabatay Howl wadeenada dowlada hoose ee Degmada kismaayo.
Aqoon korarsigan ayaa daarnaa Horumarinta Isbadalka Xubnaha Golayaasha Degmooyinka iyo Masuuliyiinta Dowladaha Hoose.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya
Audio Player